Waalidkani waxay sheegayaan in wiilkoodii yaraa uu nin wayni inta uu wax maan dooriye ah siiyey oo magaalada Boorama dibadeeda la tegey ku kufsaday kadibna halkii cunugii oo caawimo dhakhtar u baahan la dawayn lahaa ayaa isagii la xidhay. @Fatxiya Cabsiiye Channel
WACOCA: People, Life, Style.